Dhalanyarada kunool Kismaayo oo ka hadlay waxa keenay tahriibka soo badanaya

0
11
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mudooyinkii lasoo dhaafay waxa soo xoogaysanayay tahriibka dhalinyarada Soomaaliyeed, kuwaas oo qaar ka mid ah ku geeriyooday badaha, halka kuwa kalena ay gacanta u galeen kooxo magafayaal arxan daran oo lacag madax furasho ah ka qaata, iyagoo u geysta jirdil iyo dhibaatooyin kale.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here