Wasaaradda Haweenka Jubbaland oo dhiira galineyso gabdhaha raba inay ku biiraan Siyaasada

0
11

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Haweenka arimaha qoyska iyo xuquuq insaanka dowlad guboledka Jubbaland Cadar Ismaaciil Cabdulahi ayaa sheegtay in wasaaraddu mudnaan gaar ah siinayso haweenka raba inay qayb ka noqdaan siyaasada dalka ayna dhiira galinayaan.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here