Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Warfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Jubbaland oo ka duuleysa Hormarinta Dalxiiska ayaa sheegtay iney wadaan Hormarinta Dalxiiska sida u Warfaafinta u sheegay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda arfaafinta Dhaqanka iyo Dalxiiska Jubbaland Badal Jaamac.
Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.