Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maxamed Abdullaahi oo kamida ah beeraley ku nool deegaanka Yoontooy ee gobalka Jubada hoose , ayaa ka hadlay dhibaatooyinka ay wajahaan beeralaydu sida fatahaadaha daadadka iyo suuqla aanta taas oo samaysa nolash dadka beralayda ah
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.