Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar kamid ah dhalinyaro macalimiin ah oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa isku xilqaamay in si bilaash ah wax ay ku baraan caruurta deegaanka salaxsaliid ee gobolka Hiiraan.
Deegaanka ayaa waxaa ku nool caruur boqolaal ah oo gaaray da,dii ay wax ku baran lahaayeen balse ma aysan helin cid waxbarto.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.