Shirkadaha dhismaha ka shaqeeya ee Kismaayo baaq loo diray

0
51

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xili dhawaan ilaa lix shirkadood oo ka shaqeeya dhimaha ay soo codsateen qandaraaska dhimaha biyo mareen loo samaaynayo wada laamiga ah ee Hormarta Shirkada Hormuud oo ku taala xaafada calanley ee Maagalada kismaayo ayaa gudoomiyaha degmada Kismaayo cumar Cabdullahi Maxamed Farawayne waxaa uu kambaniyada ka shaqeeya dhismaha u soo jeediyay in si cadaalad ah ay u fuliyaan qandaraasyada dhisme ee ay ku guulaystaan qaadashadooda.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here