Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada ku nool degaanka Daarisalaam, oo hoostaga degmada Buuhoodle ee gobolka Togdheer, ayaa codsaday in loo sameeyo Ceel-biyoodyo maadaama degaanku uusan lahayn wax ceel-biyood ah.
Deegaanka ayaa waxaa ku nool boqolaal qooys ah oo danyar ah kuwaasi oo aan iibsan Karin biyaha iibka ah.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.