Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mudooyinki lasoo dhaafay waxaa aad u soo badanayay dhalanyarada baratay Cilmiga Cafimaadka ee kabaxday Macahida laga barta Cafimaadka qeybuhisa kala duwan ee kuyaala Magaalada Kismaayo ee Xarunta Gobalka Jubada hoose iyadona inta badan ardeyda baratay Cafimaadka qeybihisa kaladuwan ay wajahaan shaqa la’aan.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.