Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada Cumar Cabdullaahi Maxamed Faraweyne oo Xafiiskisa kula hadlay Warbaahinta ayaa Shacabka magaalada ugu baaqay ka shaqeynta Nabadgelyada iyo hormarka, taas oo uu sheegay in hormar lagu gaari karo.
Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.