Ururada Haweenka Degmada Dhoobley oo ka waramay doorka ay ka qataan Nabadeynta Bulshada

0
13

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ururada Haweenka degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada Hoose ayaa kawarbixiyay doorka muhiimka ah ee ay ku leeyihiin nabadeynta bulshada iyo xoojinta wada noolaanshaha dadka ku dhaqan deegaankaasi.

haweenka ayaa sheegay in dadaalkooda ugu weyn uu yahay sidii loo dhisi lahaa kalsooni iyo midnimo bulshada dhexdeeda, waxiyna , islamarkaana ay kaalin muuqata ku leeyihiin xalinta khilaafaadka iyo dhiirigelinta nabadda joogtada ah.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here