Tababar ku saabsan Xuquuqul Insaanka oo loo qabtay guddi hosaadyada Baarlamaanka Jubaland

0
15

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa lagu qabtay kulan aqoon is waydaarsi ah kaas oo loo qabtay gudi hosaadyada Baarlamaanka Jubbaland kuna saabsan fahamka iyo horumarinta Xuquuqul insaanka.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here