Wasaaradda Beeraha Soomaaliya oo waddo dadaalo lagu keenayo dalka abuur tayo leh

0
16

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Soomaaliya ayaa qabatay kulan looga hadlay sidii loo keeni lahaa abuur tayo leh waxaa kasoo qeyb galay Masuuliyiin kasocday wasaaradda beeraha Soomaaliya, masuuliyiin ka socday shirkadaha keeno dalka abuurka beeraha, ganacsato, qaar kamid ah jaamacadaha dalka, waxaana si weyn looga dooday sida ugu haboon ee loo hormarin karo abuurka dalaga beeraha.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here