Mashruuca SFRP qaybtiisa Jubbaland oo laga bilaabayo goobo cusub

0
20

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Mashruuca SFRP oo Taageera beeralayda iyo xoola dhaqatada Soomaaliyed uuna Maalgaliyo Bangiga aduun ayaa wasaaradda beeraha iyo waraabka Jubbaland waxaa ay codsatay in la balaariyo qaybta Jubbaland lana gaarsiiyo 3 degmo oo ka tirsan Godo iyo Jubbada Hoose kuwaas oo mashruucu uusan horay uga shaqayn.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here