Kismaayo(Idaacadda Waamo)-App-ka 1 xbet waa app lagu shubto lacag islamarkaana lagu ciyaaro laaduu turub ama la saadaaliyo ciyaaraha, Dhalinyarada ku nool Magaalada Dhoobley ee Gobalka Jubbada Hoose ayaa mudoyiinki dambe ku dhiiraday inay lacago ka abuuran appkan 1xbet-ka.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.