Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Nabadu waa mid kamida tiirarka nolasha taas oo qayb waynnka qadata hormarka dalda iyo dadka iyadoo sidoo kale ah xaq datuuri ah muwaadinkastana wuxuu xaq uleeyahay inuu sinabada ugu nolaado dalkiisa sidaas daraadeed waxa lagama marmaan ah I siwada jira looga shageeyo geedi socodka Nabadda.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.