Qoysas danyar ah oo ku nool deegaanada Yoontoy & WirKooy oo loo qaybiyay deeq raashin ah

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda gargaarka iyo Maraaynta Musiibooyinka Dowlad goboledka Jubbaland ayaa maalmahaan wada dadaalo ay deeq raashin ah ku gaarsiinayso dadka nugul ee ku nool deegaanada daca galbeedka iyo waqooyiga kismaayo kuwaas oo badan barakacayaal ay saameeyeen abaaro,colaado iyo fatahaado.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here