Gabdhaha ku biiraya goobaha Jirdhiska oo kusoo badanaya Baladweyne

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magalada Baladweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa waxa kusoo badanaya Gabdhaha tagaya goobaha jir dhiska ee Laga hirgiliyay Magalada Baladweyne.

Gabdhahan ayaa si maalin La’ah usameyo Jimicsi si ay uhelan jir Qurux badan.

Juweerya Xasan Axmed ayaa warbixnta inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here