Wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo Raashin u Qaybisay Qoysas Kunool Waqooyiga Kismaayo

0
8

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qoysaskan ayaa ka mid ah dadka dhibaatooyinka kala duwan ay saameeyeen, iyadoo gargaarkan loogu talagalay in lagu yareeyo culayska nololeed ee haysta

Mas’uuliyiin ka tirsan wasaaradda Gargaarka Jubbaland oo qaybinta goobta ka hadlay ayaa sheegay in qorshahan qeyb ka yahay dadaallada dowladda Jubbaland ay ku doonayso in lagu taageero bulshada nugul, loogana jawaabo xaaladaha bini’aadantinimo ee ka jira deeganada Jubbaland.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here