Qaar kamid ah Hawl-wadeenada Garoonka Diyaaradaha Magaalada kismaayo oo tababar loo soo xiray

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada ee Dowlad Goboleedka Jubaland ayaa si rasmi ah u soo xidhay tababar socday muddo shan maalmood ah, kaas oo loo qabtay qaar kamid ah hawl-wadeenada ka howlgala Garoonka Diyaaradaha Sayid Maxamed Cabdulle Xasan ee magaalada Kismaayo.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here