Jubbaland oo ka digtay Roob iyo fatahaado laga cabsi qabo

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Deegaanka iyo Isbadalka Cimilada Jubbaland ayaa ka digtay Roobab iyo fatahaado laga cabsi qabo in ay saameeyaan qaar ka mid ah degaanada xeebaha dhaca ee Jubbaland gaar ahaan Deganada Jasiiradaha hoos yimada Degmada Badhadha ee Gobolka Jubada hoose.

Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here