Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Ururka Haweenka gobolka Shabeellaha Dhexe, Fadumo Caddow Sangaab, ayaa si qoto dheer uga hadashay doorka muhiimka ah ee haweenku ka qaataan geeddi-socodka nabadaynta iyo xalinta khilaafaadka bulshada dhexdeeda.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.