Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Arday isugu jirta Wiilal iyo Gabdho oo sannadkan ka qalin jabisay dugsiyadda sare ayaa fursado waxbarasho oo bilaash ah ka helay jaamacadda Baladweyne ee Degmada Baledweyne
Ardaydan ayaa dhigan doonaa Kulliyadaha Caafimaadka, Waxbarashada, Tiknoolajiyada iyo Kulliyadaaha kale ee ka baxa Jaamacadda.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.