Wasaaradda Waxbarashada Hirshabeelle oo Dadka waaweyn ugu baaqday in ay xoogga saaran Waxbarashada

0
13

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxbarashadu ma laha xad da’ ah, weynaan iyo yaraan. Dadka waaweyn ee go’aansada inay wax bartaan waxay helaan fursad ay ku horumariyaan noloshooda shaqo, maaliyad iyo bulsho.

Wasaaradda waxbarashada dowlad goboledka Hirshabeelle ayaa sheegtay in fursado waxbaraho la siinayo dadka waa wayn loona baahanyahay inay ka ka faa’iidaystaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here