Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Guddoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada, Cumar Cabdullaahi Maxamed, oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa ka warbixiyey hormarka kasocda Magaalada isagoona ugu baqay dadka degan xafada gulwade ineey qatay sharciga lahanshaha dhulka.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.