Bulshada deegaanka Buulo-xaaji oo la gaarsiisay daadajinta dowlad Wanaagga

0
13
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Daadajinta dowlad wanaagu waa hab lagu qaybinayo awoodaha iyo adeegyada dowladeed si loo gaarsiiyo heerarka hoose ee bulshada, taas oo dadka u dhoweynaysa maamulka iyo adeegyada ay u baahan yihiin. Waxay ka mid tahay tiirarka ugu muhiimsan ee dhismaha dowlad casri ah oo shacabka u adeegta si hufan, caddaalad iyo isla xisaabtan leh.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here