Dhallinyaro ku nool Baladweyne oo noloshooda ka maareeya cilad bixinta Bajaajyada

0
13

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhallinyaradan oo ku nool magaalada Baladweyne ayaa xaafadda kooshin ee magaalada ka furtay goob aay ku cilad bixiyaan gaadiidka yar yar ee loo yaqaano Bajaajka.

Shaqadan ayeey ka helaan nolol maalmeed ku filan iyagoo uga maarmay ineey ka tahriibaan dalka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here