Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Arday isugu jirta Wiilal iyo Gabdho oo sanadkan ka qalin jabisay dugsiyadda sare ayaa fursado waxbarasho oo bilaash ah ka helay Jaamacadda Baladweyne ee Degmada Baledweyne.
Juweyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.