Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Jubbaland ayaa Deegaanka Buulla Xaaji ku qabatay kulan Bulsho oo ku saabsanaa xoojinta iskaashiga bulshada iyo Horumarinta maamulka.
Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.