Magaalada Kismaayo oo laga daah-furay Beer dalxiis oo baahi weyn ay u qabeen bulshada

0
18

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa laga daah-furay Beer dalxiis oo baahi weyn ay u qabeen bulshada ku nool magaalada, beerta ayaa si weyn loo qurxiyay waxaana loogu talagalay in bulahada kunool magaalada Kismaayo ay udalxiis tagaan una damaashaad tagaan waqtiyada ay fasaxa yihiin.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here