Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Bulshada ku nool deegaanka Magoolay ee hoostagta degmada Jariiban gobolka Mudug ayaa waxa soo food saaray xaalada Biyo la’aan.
Qoysaskan oo u badan reer miyi ayaa ah kuwi xoolo dhaqto ah kuwasoo baahi badan u qabo in ay helaan ceel Biyood.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.