Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Janaay Cabdalla ayaa laga dhax dhigay xarun caafimaad oo bulshada deegaanku baahi weyn uqabeen, dhagax dhiga xarunta waxaa ka qeyb galay Wasaaraddaha Caafimaadka, Arrimaha Gudaha, Federaalka & Dib u heshiisiinta, Hawalaha Guud iyo Gureynta ee Jubbaland.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.