Alonso Oo Magacaabay Xiddigaha Real Madrid Ee Wajahaya Marseille

0
54

Tababaraha Real Madrid, Xabi Alonso, ayaa shaaciyey liiska ciyaartoyda kooxdiisa ee wajahaya kooxda Marseille kulanka Champions League ee Talaadada.

Tababaraha reer Spain ayaa go’aansaday inuu liiska ku daro ciyaartoyda waaweyn sida Kylian Mbappé, Jude Bellingham, Vinícius Júnior, iyo Rodrygo si ay u wajahaan kooxda horyaalka Faransiiska ee Marseille oo marti ku ah garoonka Santiago Bernabéu.

Kooxda Xabi Alonso ayaa kulankan u soo galaysa iyadoo guul 2-1 ah ka soo gaartay Real Sociedad kulankii ugu dambeeyey ee La Liga usbuucii tagay.

Liiska ciyaartoyda Real Madrid ee wajahaya Marseille (iyadoo la soo xiganayo Madrid Zone):

Goolhayeyaasha:

Thibaut Courtois

Andriy Lunin

Fran

Difaacyada:

Dani Carvajal

Éder Militão

David Alaba

Trent

Asencio

Á. Carreras

Fran García

Huijsen

Khadka Dhexe:

Jude Bellingham

Federico Valverde

Aurélien Tchouaméni

Arda Güler

Dani Ceballos

Eduardo Camavinga

Weeraryahannada:

Vinícius Júnior

Kylian Mbappé

Rodrygo

Gonzalo

Brahim Díaz

Franco Mastantuono

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here