Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Xiriirka Kubbada Cagta Jubbaland oo ka duulayo hormarinta dhalinyarada xiiseeyo ciyaarista kubada cagta ayaa magaalada Kismaayo ka bilaabay diiwaan galinta Akadeemiyayaasha ka dhisan Jubbaland.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.