Iskuulada Kismaayo oo laga bilaabay Wacyigalin ku aadan kor u qaadista Akhriska iyo Qoraalka

0
17

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Madasha akhriska iyo qoraalka Kaah oo ka mid naadiyada horumarinta Aqriska iyo qoraalka ee ka dhisan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa Barnaamij wacyigalin oo ku saabsan kor u qaadista Akhriska iyo qoraalka ka bilaabay dugsiyada ku yaala Kismaayo.

Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here