Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Jubbaland ayaa maanta magaalada Kismaayo ku qabatay kulan muhiim ah oo diiradda lagu saaray arrimaha xasillinta iyo dardargelinta mashaariicda horumarineed, gaar ahaan kuwa la qorsheynayo in laga hirgeliyo deegaannada cusub.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.