Magaalada Kismaayo oo laga daah-furay kulan lagu mideeynayo Haweenka Jubaland

0
11

Kiamaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa maanta lagu daahfuray kulan muhiim ah oo lagu mideynayo haweenka Jubbaland, kaas oo ay soo qabanqaabisay Wasaaradda Haweenka, Arrimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Jubbaland.

Kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay wasiirka wasaradda haweenka Jubbaland , ururada haweenka Jubbaland iyo qeybaha kale duwan ee bulshada.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here