Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Kadib imtaxanki Dugsiga Dhexe iyo Dugsiga Sare waxa dib loo furay dhamaan iskuulada Magaalada Kismaayo ee xarunta Gobalka Jubada hoose iyadona ardeyda ay u waregayaan kuwa dib ugu soo labtay iskulada Fasala cusub oo ay kasii wadaan hayaankoda waxbarasha madama Wasaaradda Waxbarashada ay dadal ku bixineyso tayeyta waxbarashada.
Mowliid Abdi Kulmiye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.