Barakacayaal ku nool duleedka Baladweyne oo loo sameeyay adeegyo caafimaad oo bilaash ah

0
10

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Maamulka iyo Ardayda Dugsiga Hoose Dhexe Sare ee Horumuud qaybta Caafimaadka ayaa Olole Caafimaad oo isugu jiray Daaweeyn iyo Wacyigelin u sameeyay Barakacyaal ku nool Kaam Qaboobe islamarkaana ku yaalo duleedka Waqooyiga Magaalada Baladweyne.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooa diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here