Barakacayaal ku nool magaalada Baladweyne oo codsaday in loo hirgaliyo Musqulo

0
13

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qoysaska barakacayaasha ee ku nool kaamka kumasaar xaafada kooshin ee magaalada baladweyne ayaa codsaday in loo dhiso musqulo si ay u ilaaliyaan nadaafada kaamka.

Juwueyriyo Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here