Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha Waaxda caafimaadka bulshada ee Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka bulshada Jubbaland abshir Yuusuf oo ka warbixiyay kulan ay Masuuliyiinta Wasaaaraddu la qaateen wakiilka cusub ee Hay’adda ICRC ee deegaanada Jubbaland kaas oo booqday xarunta Wasaaradda Caafimaadka Jubbaland ee magaalada Kismaayo .
Hamdi Mahamed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.