Shir ku saabsan Maamul Wanaaga deegaanada Galbeedka kismaayo oo Lasoo Gabagabeyay.

0
12

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Arrimaha Gudaha Federaalka iyo Dib u heshiisiinta Jubbaland ayaa Magaalada kismaayo ee Xarunta gobolka Jubada hoose ku soo gabagabaysay shir ku saabsan Maamul Wanaagga  deeganada Janaay Cabdulle iyo Buule Xaaji si kor loogu qaada dahfurnaanta iyo isla xisaabtanka.

Mowliid Abdi ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here