Guddoomiyaha Degmada Hodan oo Dhagax-dhigay Waddo Interlock ah

0
11

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Guddoomiyaha degmada Hodan ee gobolka Banaadir Cali Axmed Farah ayaa maanta dhagax-dhigay waddo cusub oo interlock ah, taas oo laga hirgelinayo Waaxda October ee degmadaasi.

Abdinoor Samriye  ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here