Haween ku nool magaalada Kismaayo oo la barayo xirfado cusub

0
21

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha ururka Haweenka degmada Kismaayo faadumo Cabdi Maxamed oo hadal ka jeedisay Madal lagu soo bandhigayay xeerka ha kortga gudniinka gabdhaha wax yeeleeya oo ay soo diyaarisay Wasaaradda Haweenka arimaha qoyska iyo xuquuq insaanka Jubbaland ayaa sheegtay in ururada haweenka gobolka iyo degmada kismaayo ay doorwayn ka qateen yaraaynta gudniinka fircooniga iyagoo haween ku shaqaysan jiray farsamada gudniinka fircooniga u sameeyay xarumo ay wax ku bartaan lagu wacyigaliyo.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here