Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Deegaanka Cabdalla Biroole waa deegaanada hoos yimaado magaalada Kismaayo, gobolka Jubbada Hoose,Waa deegaan ay ku nool yihiin dad u badan beeraley iyo xoolo dhaqato.
Gudoomiyaha Deegaanka Cabdalla biroole Mukhtaar Tukow Cismaan ayaa soo dhaweeyey hirgalinta Xarunta Hormarinta Haweenka wuxuuna soo ka warbixiyay muhiimada Xarunta Hormarinta Haweenka ee deegaanka Cabdalla biroole.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.