Wasaaradda Caafimaadka Jubaland oo soo gabagabeeysay tababar ku saabsan hooyada iyo dhallaanka

0
11

Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jubbaland ayaa soo gabagabeesay tababar mudo sided cisho ah usocday kaas oo loo qabtayshaqaalaha ka howlgala xarumaha caafimaad ee dowlada iyo kuwa gaarka looleeyayahay.

Tabarka oo ay ka faa’iidaystiin 21 shaqaale ayaa waxa lagu baranayay Bixinta adeegyada caafimaadka ee hooyada iyo dhalaanka iyo sidoo kale kala korinta ubadka.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here