Dhismaha Xaafadaha Magaalada Jowhar oo si weyn loo dareemayo

0
14

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isbadal Balaaran oo dhanka Kubaca iyo Balaarasho Deegan Ayaa Laga dareemaya a Jowhar ee caasimada Hirshabeelle.

Ganacsatada & Qurbajoogta Reer Jowhar Ayaa Maalgalino Ku Sameynaya Goobo Muhiim U ah Horumarinta Bulshada Sida Suuqyadaha, maqaaxiyaha cuntooyinka iyo  Goobakale muhiim u ah bulshada’ayadoona dhismaha xaafadaha horseed iyo hantiwadaag mar marka ka danbaysa ay sii fidayaan.

Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here