Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Is-caawinta bulshada waa mid kamida tiirarka horumarka iyo wadajirka nolosha. Bulsho walba oo dadkeedu is-caawiyaan waxay gaaraan horumar dhaqaale, mid bulsho iyo mid aqooneed. Marka qof walba uu ka qeyb qaato wax u qabashada kuwa Nugul, waxaa abuurmaya kalgacayl, isku duubni iyo horumar waara waa dhaqan suuban oo ku salaysan diinteena Islaamka.
Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.