Maamulka Degmada Kismaayo oo ka hadlay Muhiimada Hirgalinta Qorshaha Hormarinta Jubaland

0
12
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirka Hirgalinta Qorshaha Hormarinta Jubaland ayaa dhawaan lagu qabtay magaalada Kismaayo waxaana shirkaasi looga hadlay Qorshaha Horumarinta Jubbaland ee 2025-2029 oo wax badan ka bedeli doona kobaca dhaqaalaha, Maamul wanaagga, Horumarinta bulshada iyo adkeysiga deegaanka iyo cimilada.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here