Magaalada Kismaayo oo laga daah-furay Mashruuca Taakuleynta Shacabka GAZA

0
10
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa laga daah furay mashruuca ugargaarka walaalaha reer Falastiin gaar ahaan kuwa reer GAZA, waa mashruuc loogu talagalay in gargaar bani aadanimo loogu aruurayo walaalaheena.
Culimada degmada Kismaayo ayaa hormuud u ah mashruuca waxay bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa reer Jubbaland ugu baaqeyn in ay ka qeyb qaataan Gurmad loo uruuriyo Shacabka Reer Falastiin oo dhibaatooyin iyo duqeymo ay ku hayaan israa’iil iyo dowladdaha garabkeeda ah.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here