Ol’ole lagu daaweynayo dadka qaba xanuunada dhimirka oo magaalada Cadaado laga bilaabay

0
10

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Ol’olahan cusub ayaa si rasmi ah uga bilowday magaalada Cadaado, waxaana bulshada deegaanka ugu baaqay Shariif Fagaas, oo ah maamulka Isbitaalka Xabeeb ee magaalada Cadaado, in ay dadka qaba xanuunada dhimirka keenaan isbitaalka, si loo siiyo adeeg caafimaad iyo daryeel dhamaystiran.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here